Baarcadeeye.com
Deg Deg :- Kominshanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Dhaceyso Doorashada Baarlamanka Somaliland + Muuqaal
February 13, 2018 - Written by admin

Hargeysa (Baarcadeeye) – Kominshanka doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la yeeshay
guddida jogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaa ay sheegen in doorashadii baarlamaanka iyo golayaasha deeganka dalku ay xiligii doorashadu xukuntey oo ah sanadka danbe ee 2019 ay dhici doonto


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS