Baarcadeeye.com
Baahin Fursad Tababar Xirfadeed Oo Lagu Baranayo Xirfada Xinnaha Iyo Qurxinta Haweenka Oo Ay Bulshada Ugu Deeqday Hay’adda Waddaniga Ah Ee YOVENCO
January 18, 2018 - Written by admin

Berbera(Baarcadeeye) – Waxay Hay’adda Wadaniga ah ee YOVENCO Bulshada ugu bushaaraynaysaa inay kuu diyaarisay tababar Xirfadeed Oo Lagu Baranayo Xirfada Xinnaha Iyo Qurxinta Haweenka.
Waxaa Fursadan Soo xayaysiisay oo bulshada u fududaynaysa Hay’adda Wadaniga ah ee YOVENCO ee Fadhigeedu yahay Magaalada Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil.

COMMENTS