Baarcadeeye.com
Daawo: Xaflada Soo Dhaweynta Guusha Ay Hantiyeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Ku Xigeen Cabdiraxmaan Cabdilaahi “Saylici” Ee Ka Dhacday Washington D.C
January 15, 2018 - Written by admin

Waxa habeenkii sabtida ee bishan 6deeda magaalada Washington ee dalkan Maraykanka ka dhacday xaflada lagu soo dhaweynta Guusha ay Ka Soo Hooyeen Tartankii Doorashada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Ku Xigeen Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi “Saylici” ee Ka Dhacday Washington D.C

COMMENTS