Baarcadeeye.com
[DAAWO SAWIRRO]: Xisbiga UCID Oo Caawa Barnaamij Siyaasadeedkiisa Kusoo Bandhigay Hotel Maansoor.
October 3, 2017 - Written by Baarcadeeye News

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa caawa Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay Barnaamijkiisa siyaasiga ah ee xisbiga , waxaana munaasibada ka qeyb galay masuulyiinta xisbigaasi oo uu ugu horeeyo muharaxa madaxweyne ee xisbigaasi Md Faysal Cali Waraabe iyo musharax ku xigeenkiisa, hoggaanada kala duwan ee Xisbiga iyo marti sharaf badan

COMMENTS